Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Qoraxda indhaha ayay iga dhibee?

(1/1)

Mooham Hassan:
Asc waxan ka xanuunsanahaye dhanka indhaha ma arki karo qoraxda oo waa I dhibeee marke Hadii aan Garaado gashto maxey iga dhibee

SomaliDoc:
Cilladaan waxaa loo yaqaanaa "Photophobia", waa dadka qaarkood oo dhibsado ileyska cadceedda, horay ayaan arintaan u faahfaahinay ee ka akhriso waxyaabaha keeno qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7522.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version