Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Markaan gaari raaco waan lalaboonaa?
(1/1)
Hajin2r:
Asc Dr. Waxaan idinkaga mahadcelinaya ssida aad noo caawisan had iyo jeer waxan ahay qof ku taxan web kan waxyaaba badana waan ka faa'idau jazakullah hadan suaasheyda ugalo
Waxaan iska arkay tan waaga yaraa markan gaari raaco waa lalaboona madaxa iwareerayo aniga dhan tabartaa iga tageeyso dhidinta wa iga so daadana mararka qaar waaba matagaa hadan wax so cunay haday anoo baahan gaari raacana intii aan so sheegay dhan wa igu dhacaayan ina matago ayan ku dhawaana caloosha waxba kuma jiraan marka Dr SomaliDoc hala iga caawiyo arinta sidan uga bogsan laha
SomaliDoc:
Wareerka iyo lalabada la dareemo markii gaari la raaco waa cillad lagu arko dadka qaarkood, halkaan ka akhriso waxa keeno cilladaan iyo sida loo yareeyo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6157.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version