Author Topic: Su'aal: Feedhaha qaybta naaska ka hoseysa ayaa i xanuunto?  (Read 4462 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Zeeco7

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Feedhaha qaybta naaska ka hoseysa ayaa i xanuunto?
« on: December 29, 2016, 04:43:09 AM »
Asc bahda somali doc wxd noo qabaten shaqo aan ugu baahnayn ilaah miisanka xasanaadka haydinku dare
 Suasha aan qabo ayaa waxay tahay
1.waxa aan mudo isku arkay feedhaha qaybta naaska ka hoseysa aan xanuunka dareemayo ilaa halka ay feedhahu ay iska yamaadan shafta
Dhibkan waxa aan isku arkaa
1.marka aan jimicsi sameyo sida bolooni gym iyo sametimes galmada
2.marka jimicanayo matag ayaa I qabanaya iyadoo Xiliyada qarna an matagaba
3 . Subixii marka aan tooso candhuuftayda waxa lasocda bloody spots or mucus

Plz si deg deg iguso jawaba




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Feedhaha qaybta naaska ka hoseysa ayaa i xanuunto?
« Reply #1 on: May 12, 2017, 08:00:16 PM »
Fadlan la xiriir dhakhtarka si feeraha laga baaro, haddii aad subaxii tufaysid candhuuf dhiig leh, feerahane aad xanuun ka dareemayso.
Waxaa dhici karto caabuq sambabada inuu ku hayo kaasoo dhowr nuuc ah inkastoo aadan sheegin in qufac uu jiro.
Akhriso qoraal ku saabsan xanuunada keeno astaamahaan iyo sida lagu kala garto: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=649.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: