Author Topic: Su'aal: Uurka Iyo Jooniska?  (Read 2566 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ayan Gabi

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Uurka Iyo Jooniska?
« on: December 31, 2016, 08:47:30 AM »
Hadii hooyadu leedahay habitats B ilmaha uurka ku jira sidee looga badbaadin karaa in uu qaado.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Uurka Iyo Jooniska?
« Reply #1 on: March 28, 2017, 12:48:52 PM »
Waxaa jira qoraal aan ugu talagalnay hooyooyinka uurka leh oo qaba cudurka cagaarshowga B, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2840.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Sidee uurka looga hortagi karaa hadduu dhakhtarka ku taliyo?

Started by CeeblaaweBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 75399
Last post June 28, 2015, 11:26:21 AM
by SomaliDoc
Su'aal: maxaa sababa gabadha uurka leh oo aan kaadida xejin karin?

Started by Nuur12Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 39625
Last post March 30, 2011, 01:35:12 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Haween uurka laga joojiyay, masiin karaa plis 21?

Started by Nuur12Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 20435
Last post May 14, 2011, 10:14:27 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xulbadu maxay u tartaa hooyada uurka leh iyo ilmaha uurjiifka ah?

Started by FarhyaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25821
Last post July 05, 2016, 11:28:25 AM
by SomaliDoc
haweenka uurka leh dawooyinka antibiotics-ka dhib ma u keenaysaa?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 32374
Last post June 22, 2009, 08:13:49 AM
by Cmqalinle