Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Calool ololka?
(1/1)
Maxamuud axmed:
Ascw waxan dhakhaatiirta sharafta leh weydiinayaa su'aal ah , waxa jirka meelo kamid ah igasoobaxa gaaar ahaan bowdooyinka xiliga kulaylaha waxyaalo umuuqda finan yaryar oo cascas oo aad ii cuncuna markaan xoqana waxay kusiifidaan jirka meshii hore ee ay katageena waxay noqotaa madow. Dhawr jeer oo hore way iska bogsadeen anon wax dawo ah isticmaalinba, mudo kadib meeshii lafteeda bay hadana kabilowdeen.
SomaliDoc:
Xilliga kuleelaha, waxaa jirka ka soo yaaca finan kala duwan, waxaa haboon in la arko finankaas, la xiriir dhakhtar ku takhasusay cudurrada maqaarka.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version