Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Hamigeyga kacsi ayaa haayo?

(1/1)

Ashom:
Wali ma guursan lkn waxaa isku arkay arin layaab ila noqotay

Hamigeeyga ama niya deeyda waxaa haayo gacsi galmo lkn xubinta taran Ka ah wax kacsi ah ma damacsana .waa uun qalbi qooqan bis

SomaliDoc:
Taasi markaad guursatid kadib ayaa laga hadli karaa, isbadal inuu dhaco ayay u badan tahay.
Haka hordhicin, hana isku walwalin arintaan, haddii kale welwelkaas waxuu kaa hor istaagi kara howshaada, wuxuuna kuu horseedi karaa kacsi yari iyo biyo-bax degdeg ah.

Akhriso qoraal ku saabsan howlgabka kacsiga: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,625.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version