Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Epson Salt

(1/1)

Wehlie:
Asc Dhaqaatiirta Somali Doctors Forums dhamaantiin waan idin salaamay aad ayaadna u mahadsantihiin waxaan rabaa inaan idinweydiiyo arin somaalida caado u ah oo in qofku uu calooshiisa bixiyo asagoo isticmaalaya waxyaabaha caloosha lagu bixiyo sida caanaha geela oo qofku aad u dooxmo sidoo kale waxay dadka qaar isticmaalaan Cusbada burgaandida ama Epson Salt oo farmashiyada lagu gado marka waxaan rabaa caafimaad ahaan inuu qofku aad isku qarasbixiyo ma wax caafimaadka u roon miyaa?
Epson salt maxey dhibaato u keeni kartaa qofka isticmaala? mase jirtaa wax dabiiciya oo laga helaayo maadooyinka ku jira Epson Salt?


                                                                            M A H A D S A N I I D I I N

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan cusbadaan oo aan horay uga hadalnay: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5613.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version