Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Nabro iiga soo baxo garbaha iyo duudka?
(1/1)
Kall:
:)
Nabad miyaa . Waxaan salaamayaa dhakhaatiirta . Aniga Waxaa igu adag sida loo isticmaalo bogga.
Aniga Waxaa dhib igu haayo nabro iiga soo baxo garbaha iyo duudka ( wounds shoulder) ee sideen ugu hurtagaa ? Nabraha waa nabro yar :)
SomaliDoc:
Nabraha waxaa lagu garta aragti ee fadlan la xiriir dhakhtar.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version