Author Topic: Su'aal: Kiniinka awooda galmada maxuu udhimi karaa caafimaadka?  (Read 36032 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Timocade

  • Newbie
  • *
  • Posts: 5
  • Points: +0/-0
Su'aal: Kiniinka awooda galmada maxuu udhimi karaa caafimaadka?
« on: January 04, 2017, 02:44:02 AM »
Waan idin salaamay markahore salan kadib waxaan waydiinayaa doctar ka
Isticmaalka kiniinka galmada xoojiyo ama kacsiga keena caafimaad darro ma keeni karaa? Dhalmo la aan ma sababi karaaa?
Hadii xaaska ay uur leedahay ma ugalmoonkaraa anigoo isticmaalay kiniini awood kacsi keeni kara?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Kiniinka awooda galmada maxuu udhimi karaa caafimaadka?
« Reply #1 on: March 31, 2017, 07:43:12 PM »
Qoraal hore ayaan uga hadalnay kaniinigaan ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3443.0

Kan waa qoraal kale oo ku saabsan cunnooyinka xoojiyo awoodda ragga: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5937.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: