Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Kiniinka awooda galmada maxuu udhimi karaa caafimaadka?
(1/1)
Timocade:
Waan idin salaamay markahore salan kadib waxaan waydiinayaa doctar ka
Isticmaalka kiniinka galmada xoojiyo ama kacsiga keena caafimaad darro ma keeni karaa? Dhalmo la aan ma sababi karaaa?
Hadii xaaska ay uur leedahay ma ugalmoonkaraa anigoo isticmaalay kiniini awood kacsi keeni kara?
SomaliDoc:
Qoraal hore ayaan uga hadalnay kaniinigaan ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3443.0
Kan waa qoraal kale oo ku saabsan cunnooyinka xoojiyo awoodda ragga: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5937.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version