Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waa maxay Xanuunka Migraines?

(1/1)

A/qadir Abdi:
Asc Doc Waxaan aad u rabaa inaad i sharaxdaan xanuunka migraines,
Waad mahadsantihiin

SomaliDoc:
Migraine ama goon-jabka waa nuuc ka mid ah madax xanuunada, waxaana horay uga hadalnay qoraalkaan ee akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=298.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version