Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

SU'AAL: LUGA XANUUN XILLIGA ORODKA JIIMKA AMA JIMICSIGA ?

(1/1)

Caamirgroup:
Assalamu caleykum dhamaan bahda Somalidoc.com
salaan kadib
mudo bil ah ayaa waxaan wadaa jiimka ama jimicsiga ,waxaan isku arkey markii aan orodka bilaabo in lugaha meesha shanshada iyo qoobka u dhaxeyso ey ixanuuneyso labada lugood , xitaa gacanta laguma taaban karo xanuun dartiis, maxaa xal u ah Talo bixin ayaan rabaa hadii iiga xog ogaalsantihiin
Mahadsanidiin dhamaan
Assalamu caleykum  :( :(

SomaliDoc:
Horay ayaan qoraal uga diyaarinay cilladaan ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2691.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version