Author Topic: Su'aal: Waxaan dareema baga oo I hura iyo matag badan  (Read 3865 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Nuqfaa

  • Newbie
  • *
  • Posts: 12
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Su'aal: Waxaan dareema baga oo I hura iyo matag badan
« on: January 06, 2017, 07:34:03 PM »
Asc somali doc.. Waxaan idin weydinayaa waxaan dareema matag badan iyo lalabo joogto ah madax xanuun wareer baga oo aad ii hura .. Habeenki inta aan hurdo uunba ficanahay marka so kaco matag iyo baga oo aad ii hura baan la soo kacaa waa maxay waxaas.. Ma gaas baa mise ..waa uur haduuse uur yahay miyaa la dareemi karaa calaamadaha uurka isbuuc gudahiisa waayo odaygeyga markan is aragnay maalinki ku xigtay baan waxan bilaabay shuban.iyo lalabo ka dibna waxaa ii xigsaday matag iyo bag hur baga aad ii xanuuno  waxan is dhahay ma gaas tolow uur.hal isbuuc laguna dareemee calaamadahiisa igu caawiya jawaab thnaks




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaan dareema baga oo I hura iyo matag badan
« Reply #1 on: April 04, 2017, 03:13:08 PM »
Waxaa laga yaabaa inuu ku hayo cudurka gaaska ee daawo video-gaan si aad u baratid astaamihisia oo idil iyo cudurrada lagu qaldo:
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25969
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 48056
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay nabaro yaryar oo afka gudihiisa iga soo baxa?

Started by CabdicasiisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29598
Last post April 19, 2011, 09:51:52 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin?

Started by CalansideBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 35481
Last post December 18, 2015, 08:07:37 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan rabaa inan halkan idinku so gudbiyo dhowr xanuun?

Started by C.risaaqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9975
Last post January 09, 2016, 03:27:06 PM
by SomaliDoc