Author Topic: Su'aal: Buro/kuus xiniinta ku yaal?  (Read 3348 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Hirabey

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Buro/kuus xiniinta ku yaal?
« on: January 07, 2017, 02:02:05 PM »
 ??? ????.
?????? ?????

    Salaan ka dib , waan u mahad-celinayaa dhakhtarada fursadaan na siiyey.
   Su'aasheydu waxa ay tahay nin ayaa xiniinta midig muddo gaadheysa laba  sanadood waxaa uu isku arkey kuus yar oo faryarada caaradeeda hore le'eg , markaan weydiiyey wuxuu ii sheegay inuu mar qura ku baraarugey kuuskaas xiniinta kaga yaal ee aanu gadhaneyn kolkey kasoo baxdey .
Hadaba xanuun sidaa ah kuma hayso , marmar dhif ah ayuu garaacis aan sidaa usii darneyn ka dareemaa ayaduna waa iska baana'daa laba ama sadex maalmood kadib , mana laga dareemayo wax sii weynaansho ah ama barar xiniinta guud ahaan ka muuqda , waana illaa 43 sano jir xaas iyo caruur leh .




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Buro/kuus xiniinta ku yaal?
« Reply #1 on: May 26, 2017, 08:27:07 PM »
Qaabka aad u tilmaamaysid waxay u eg tahay, xanuunka loo yaqaano "Varicocele", taasoo ah in xididada qooraha ku jiro uu dhiig ku xirmo, markaas waxay yeelataa kuuskuus la dareemi karo, laakiin way baaba'daa, wax dhib ahne ma keento, halkaan ka akhriso qoraal aan uga hadalnay cilladaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3852.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xanuun xiniinta midig iyo lugta midig?

Started by DaadireeyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 23447
Last post April 13, 2017, 11:46:51 AM
by Daadireey
Su'aal: Waxaa igu yaallo buro "Fibroadenoma"?

Started by HabsaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 12649
Last post July 05, 2017, 01:34:23 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxa layga hayay xiniinta bidix iyado marmar bararaysa?

Started by C.risaaqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8526
Last post March 17, 2016, 12:37:16 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keena ina xiniinta bidix ka yaraato ta midig?

Started by A/qadir AbdiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 8294
Last post June 10, 2015, 01:24:33 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxan xanuun ka dareema lugta bidix iyo xiniinta?

Started by The_solverBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5909
Last post March 18, 2016, 12:32:13 PM
by SomaliDoc