Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Cuncun xagga dambe iyo tixri yaryar?
(1/1)
Ugaaska143:
Asc waxaan halkaan mahad celin uga dirayaa Digtoorada iyo dhamaan bahda somdoc intaas kadib waxaan rabay inaan idin weydiiyo
Waxaa jira xanuun aan in badan isku arkay sanidkiina mar aan isku arko kaasoo ah cun cun xaga danba ah iyo tixiri yar yar oo cad oo gadal ka soo daata kadib waxa iga yimadaa dhiig aad u cas taqtar an u tagay daawooyin ayu iso qoray wana ku restay lakin dib ayuu igu soo labtay waxaana walwalka igu haya aya ah dhiiga iyo tixiriga soo dadadanaya
SomaliDoc:
Ka akhriso halkaan waxa uu yahay dixirigaas iyo sida loo daaweeyo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4410.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version