Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Bishimaha qaleel marwalba?
(1/1)
Maaji29:
Waxaan wataa labsu'aal Waxaan rajeyndoonaaa inaad igacaawindoontaan insha alah.
Infection kaadida ayaa igu soolaalabta sideyn udaaweynkaraaa
Midkale waxay tahay bishimaha marweliba qaleel iga dhaqdo maxaakeena
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso infekshanka kaadida iyo waxyaabaha looga hortagi karo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3237.0
Waxaa kaloo halkaan ka akhrisataa qallaylka iyo dildillaaca faruuryaha: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5366.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version