Author Topic: Su'aal: Bishimaha qaleel marwalba?  (Read 961 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Maaji29

  • Newbie
  • *
  • Posts: 13
  • Points: +0/-0
Su'aal: Bishimaha qaleel marwalba?
« on: January 08, 2017, 06:09:44 PM »
Waxaan wataa labsu'aal Waxaan rajeyndoonaaa inaad igacaawindoontaan insha alah.
Infection kaadida ayaa igu soolaalabta  sideyn udaaweynkaraaa
Midkale waxay tahay bishimaha marweliba qaleel iga dhaqdo maxaakeena



Somali Medical Forums

Su'aal: Bishimaha qaleel marwalba?
« on: January 08, 2017, 06:09:44 PM »

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 3762
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Bishimaha qaleel marwalba?
« Reply #1 on: April 14, 2017, 07:42:08 PM »
Halkaan ka akhriso infekshanka kaadida iyo waxyaabaha looga hortagi karo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3237.0
Waxaa kaloo halkaan ka akhrisataa qallaylka iyo dildillaaca faruuryaha: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5366.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo boggaan "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Follow him on:
     

Somali Medical Forums

Re: Su'aal: Bishimaha qaleel marwalba?
« Reply #1 on: April 14, 2017, 07:42:08 PM »

 

Su'aal: markii qabowga lag alo bishimaha way i dildillaacaan?

Started by AmranqaaaliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 154
Last post March 31, 2017, 12:45:52 AM
by Amranqaaali
Su'aal: Qalliinka bishimaha?

Started by FaizaaliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 406
Last post March 12, 2017, 11:03:19 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Calooshoo shanqarta marwalba?

Started by Jaamac2020Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8837
Last post March 20, 2016, 09:35:34 PM
by SomaliDoc