Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: In qofku habeenkii isku kaadsho?
(1/1)
Mustafacumar:
Inta badan ciyaalnimada waa la isku kaadshaa habeenkii (ama qofka kaadida ayaa soo dhaafta isaga oo aan is ogayn subixii ayuuna ogaadaa in uu isku kaadiyey) ilmo ilaa 15 jirka ilaa yaraantiisii ilaa hadda habeen walba isku kaadinaaya maxaa dawo u ah . Dad waaweyn oo arrinkan qabana waan arkay doktore.
SomaliDoc:
Horay ayaan arintaan uga hadalnay ee ka akhriso qoraalladaan hoose:
1- Isku kaadinta caruurta: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=447.0
2- Isku kaadinta dadka waawayn iyo caruurta qaangaarka ah: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5690.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version