Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Saarka iyo caafimaadka?

(1/1)

Mustafacumar:
Eedaday oo muddo xanuumsanayd xaga maskaxda dawooyin badana la siiyey wax badan oo faa'ido ah kama helin . Ugu dambayntii Habraha wax fooxiya ama wax sheega ayaa tiri SAAR ha laga tumo. Waa laga tumay wayna ku caafimaatay hadda Normal ayey ku soo laabatay maxaa ka dhexeeya fooxiska, Ama saarka iyo caafimaadka.

SomaliDoc:
Saarka iyo caafimaadka xiriir kama dhaxeeyo, waxa ay maamada u roonaatay laba mid ayay noqon kartaa:
1- In ay xanuun nafsi ah uu jiray oo ay maamada saarka aaminsayd, sidaane ay ku roonaatay.
2- In jinniyo ay jireen oo markii hore la fahmi waayay oo cudur maskax loo maleeyay.

Laakiin ma jiro cudur maskaxeed oo saar lagu daawayn karo.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version