Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xanuunka dhabarka qaybtiisa danbe?

(1/1)

Iraado Macalin:
asc Doc: wiil aan dhalay oo19 jir ah ayaa waxuu in mudo ah ka sheegan xnuun dhabarka ah oo waxaa moooda in lafaha dhabar ay meelo ka baanaan yihiin, xiligii uu dhashay ayaa waxaa laga gubey cudurka Gasarka waxaa ku yaala 125 xabo oo dab ah madaxiisa iyo dhabarkiisa ilaa xabadka marka ma laga yaabaa in dabku uu waxyeelo u geystey ama cudurkii uu soo noqdey  waxaan u geynay dhaqtar Masri ah oo xamar jooga wuxuu u soo qorey kaniiniyaal wuu qaatey xoogaa wu ku roonaadey lkn isla markiibaba xanuunkii wuu soo noqdey joodariga iyo sariirtaba waan ka bedelay oo kuwo adag baan u dhigaey welina isbedel ma leh.

hadab ma ii sheegi kartaa cildan iyo sidaan ula tacaali lahaa, weliba hadaa garaneyso dhaqtar ku taqasusay lafaha oo mugdisho jooga oon u geeyo.
mahadsanid

SomaliDoc:
Waxay u badan tahay cillad suxuunta dhabarka ah: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7796.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version