Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Ilowshuhu (hilmaan) ma cudur baa?
(1/1)
Mursalcnuur:
Asc. somaliDoc su'aal.
waadku mahsantihiin Howsha aad u haysaan Bulshada somaliyeed.. waana ku faraxsanahay.. Labo Suaaloo..
1. ilowshuhu (hilmaan) ma cudur baa ?
2. Qofka ilowshaha badan iyo kankale maxy kula Duwanyihiin ?
MAHADSND
SomaliDoc:
Qoraal hore ayaan uga hadalnay cilladda ilowshaha ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4524.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version