Author Topic: Su'aal: Ilowshuhu (hilmaan) ma cudur baa?  (Read 3616 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Mursalcnuur

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Ilowshuhu (hilmaan) ma cudur baa?
« on: January 10, 2017, 11:39:50 PM »
Asc. somaliDoc su'aal.
waadku mahsantihiin Howsha aad u haysaan Bulshada somaliyeed..    waana ku faraxsanahay.. Labo   Suaaloo..
1. ilowshuhu (hilmaan) ma cudur baa ?
2. Qofka ilowshaha badan iyo kankale maxy kula Duwanyihiin ?
MAHADSND




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Ilowshuhu (hilmaan) ma cudur baa?
« Reply #1 on: April 16, 2017, 07:29:14 PM »
Qoraal hore ayaan uga hadalnay cilladda ilowshaha ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4524.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Baaritaanka dhiiga malagu ogaan karaa cudur kasta?

Started by Abdi21Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9146
Last post October 19, 2016, 07:18:46 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cudurka ilka dawacadu ma cudur jiraa mise?

Started by Nuur12Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 5
Views: 17814
Last post May 20, 2012, 01:27:19 PM
by SomaliDoc
Isbitaal Banaadir oo la gaarsiiyay dad uu soo ritay cudur Shubanbiyoodka....

Started by DrkheyreBoard Health News and Events

Replies: 0
Views: 6838
Last post April 27, 2011, 06:03:54 PM
by Drkheyre
Su'aal: Ma is dhihi karnaa dhareerka waa cudur xun mase wa wax caadi ah?

Started by BuraaleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8500
Last post April 30, 2011, 08:18:50 PM
by SomaliDoc
Dhan-qalal / Faalig (Stroke) - Cudur Halis Ah

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 3
Views: 56026
Last post June 30, 2018, 08:20:49 AM
by Abdikadir abdi jama