Author Topic: Su'aal: Caado wareer?  (Read 3177 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Suus

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Caado wareer?
« on: January 11, 2017, 08:51:16 PM »
Su aal kusaabsan caado wareer waqtiga dhiiga oo imaajiaray oo ladhaafo kadibna yimaado dheecaan Maxaa waaye adinkoo mahadsan




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Caado wareer?
« Reply #1 on: April 16, 2017, 07:32:54 PM »
Caado wareerka waxyaabo badan ayaa keeno ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2145.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Maxaa dhibaado ah ayaa lagala kulmi karaa hadii haweynee caado Qabto loo jamaco?

Started by AlkatraBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 64374
Last post April 29, 2016, 09:52:03 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday oo waayeel ah ayaa waxaan ku aragnay wareer aad u xoog badan?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24932
Last post November 01, 2011, 10:39:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: qoor xanuun iyo madax wareer xilliyada qaar?

Started by Sanka HajiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 16072
Last post July 30, 2010, 08:43:00 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xaskeyga aad u jeclahay ayaa caada wareer iga qabto?

Started by BaariyowBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3763
Last post April 11, 2016, 12:48:07 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Madax xanuun iyo wareer iyo culees lala soo tooso?

Started by Abdi21Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3150
Last post May 27, 2016, 08:47:28 PM
by SomaliDoc