Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Roqorta aan biyaha lahayn?
(1/1)
Eng.myare:
Dr.salaan kadib.
Cilmigaada naafic alle hakaaga dhigo dadweynaha wey kaa faa ideystaan.
Aniga waxaan ku weyndiin lahaa roqorta aan biyaha laheyn ee carjawda madow ah jirkana meel walba ka soo baxda soomaaliduna tiraahdo nasiiibka ayaa lagu gartaa maxaa keena?sidee looga dawoobi karaa ?ka hor tagse ma leedahay?
Waxaan kaa rajeynaayaa inaad iga shaafin doontid.
SomaliDoc:
Roqorta noocaas waxaa loo yaqaanaa "Common warts" ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2842.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version