Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xanuunka qiixdheerta?

(1/1)

Ayuup isdabool:
Asc doctors waxaan idin waydiinaya xanuunka qiixdheerta maxa kaalmaati ah oo lagu daaweeya waa mahadsan tihiin

Mr daacad:
Walaal horta jawaabta iyo talada dhakhtarkaba waxaynu ka sugaynaa diktoorada lkn waxaan ku xasuusin lahaa inaad caruurta talaalka la ogaatid oo aad ku dedaashid inaad talaalka u dhamaystirtid. ilaahay baa wax badbaadiyee............

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan qix-dheerta: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1355.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version