Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Kaduudiyaha maxaa lagu dhahaa af-ingiriis?

(1/1)

Mr daacad:
Asc Walal marka hore waad wada salaamantihiine, gaar ahaana waxaan salaamayaaa dr mahdi iyo dhamaan dictoorada somalidoc.com.
bacda salaam, wll maxaa lagu magcaabaa xanuunka kuududiyaha luuqada qalaad (English) ama caafimaad ahaan?.

Waad Mahadsan Tahay Dr

SomaliDoc:
Waxaa afka ingiriiska lagu dhahaa "Chikugunya", ka akhriso halkaan qoraal kuu faahfaahin doona xanuunkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6618.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version