Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Islahadal kalikeyga ah mararka qaar?

(1/1)

Anassm:
Asc Dr wan Ku salamay marka hore ,
Marka xigta dre .
Waxan ahay will yar oo 18 jir ah
Waxan isku arkaa anigo isla hadlaya marka an cidlada ahay ilaa waxan isku arkay mudo sanadoyin mid kale neh waxay tahay sanad walba waxan isku arka dabecado an lahan jirano qabdaro ah  oo xaga nafsiyayn ah
Dre wixi talo ah iyo dawo ah Adi ayan ka sugayaa .
Mahadsanid....

SomaliDoc:
Islahadalka ama isla-sheekeysigu waa laba nuuc ee ka akhriso qoraal aan ku faahfaahinnay hadda ka hor: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6459.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version