Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Cudurka ay somaalidu utaqaano buro saynlaha?

(1/1)

Amran Marwo:
asc dr magaceygu waa amran
su,aasha aanku waydinyaa waxay tahy
ma jiraa cudur sida burasaynlaha oo kale ah isla markaana haweenka qabaa aanay uurqaadin?
mahadsanid

Amran Marwo:
asc dr su.aashi manad iga soo jawabin cudurkan ku waydiyey ee burasaynlaha oo kale ahaa
gabadh asaxaabtayda ah ayanku waydinayaa su,aasha waxay guri leedhay 7 sano wax uur ah may qaadin markaa dhakhtar ay utagtay ayaa ku yiri cudur burasaynlaha la mida ayaad qabtaa magacii uu ugu soo sheegay hada ma xasuusato waxa kale oo uu ku sheegay makaan dheeli iyo buro kaga taala tunbooyinka midka mida markaa waxay fahmi wayday cudurkaas la mida burasaylaa hadaad aqoon uledahy oo uu jiro fadlan waxaad ka taqaano nagu caawi mahadsanid

SomaliDoc:
Waxaan filayaa in aad ula jeedid cudurka Buruseelka, ka akhriso halkaan qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2233.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version