Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Hadaan biyo afkeeda ka cabo, HIV ma qaadi karaa?

(1/1)

Maaji29:
Dr. Adigoo mahadsan tusale gabar bashaal idinka dhaxeeyo biyo afkeyda kujira aad cabty marka waxaad ugu shakisay cudur ADIS Qabto malagu kalaqaadikaraaaa
Jwb Adigoo raaali ah

SomaliDoc:
Calyada wuu ku gudbaa fayraska HIV, sidaa darteed haddii aad afka ka dhuuqdid qof qaba cudurka waad ka qaadi kartaa, laakiin waa haddii aad afkaaga ku leedahay nabar furan ama dillaac uu fayraska jirka uga gudbi karo. 
Biyo aad afkeeda ka cabtay kuma qaadaysid xanuunka haddii aad buuxisid shuruudaha kore, haddii aad shakisan tahay taga xarumaha caafimaadka ee isbaara insha'llah.

Akhriso qoraal ku saabsan sida cudurkaan loo kala qaado: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=446.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version