Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Dhabar xanuun, MRI baa laisaaray?

(1/1)

Hanad1234:
Asc dear doctor magacaygu waa Hanad doctor waxan leyahay back pain MRI baa laisaaray waxay sheegtay inuu jiro Dessication with chronic tiny tears in posterior annulus of L4-L5 and L5-S1 discs
Central discal herniation  impinging adjacent  anterior thecal sac and causing mild neural foraminal narrowing at L4-L5 level.
Marka doctor waxan qatay dawo waan kuyara ronaday waxaan raba inan ku waydiiyo Dilaca ay kushegen saxuunta ma bogsoon karaa mise waa suu udilacay?
Mida kale wax exercise ah masamayn karaa doctor sida  bush ups iyo qaybaha kale ee gym ka? Thank you doctor

SomaliDoc:
Dillaaca wuu reysan doonaa, laakiin haar ayuu yeelanayaa, mustaqbalkane inuu mar kale dillaaco waa suuragal, sidaa darteed waa inuu qofka taxaddar muujiyo sida inuusan wax culus qaadin, kana fogaado jimicsiyada qaarkood sida push ups-ka iyo wixii culeys saari karo dhabarka.
Akhriso qoraal aan uga hadalynay cilladaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7796.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version