Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waa nin la xannuunsan gaaska caloosha?

(1/1)

CMA:
Sacid
 waa nin la xannuunsan gaaska caloosha,Haddaba nabar kaga dhashay caloosha ayaa keenaya daqnasho/Xanuun waqtiga haddalka . Sidoo kale wuxuu dhalinayaa in wax naqas oo kale uu raaco jirta oo dhan .Maxaa talo ah
FG' gaas waa lagu sheegay meelo na waa u aaday
Mahadsanidiin

SomaliDoc:
Fadlan daawo labadaan Video si aad aqoon ugu yeelatid xanuunkaaga:




Navigation

[0] Message Index

Go to full version