Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Wadne daloolka?

(1/1)

Horujeed:
Asc wr Dr.Mahdi. Waxaan kaa codsan lahaa in aad faahfaahin iga siiso WADNA-DALOOLKA caruurtu ku dhashaan heerarkiisa kala duwan iyo

haddii ay jiraan cunnooyin laga ilaalinayo iyo ku la siinayo cunugga ku dhasha WADNA-DALOOLKA.

Mahadsanid.

SomaliDoc:
Qoraal faahfahsan ayaan hadda ka hor uga hadlay cilladaan ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6265.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version