Author Topic: Su'aal: Shahwo iga timaado markaan musqusha galo?  (Read 3613 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline King of the jungle

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Shahwo iga timaado markaan musqusha galo?
« on: January 20, 2017, 09:45:38 PM »
Walaal waa idiin salaamay salaan ka dib waxaan ahay wiil xaasle ah oo nin dhalinyardii yara ah oo sodonkii aan gaarin walaal waxaa jirta oo aan jeclahay inaad iga sii saan fikirad markasta oo aan isticmaalo musqul qaasatan inta aan saxarada u fadhiyo ineey iga timaado shahwo mar walba kala nooc ah mar waa qafiif marna waa sidii shahwada caadiga aan naqaan mar mar way badan tahay mar marna waa yartahay waxaana isku arkaa marka aan xaaskaaga kala maqanahay maxaa sabab  u ah arintaas caqabad xaga salaada ah ayaan ku qabaa maadama ay iga imaado 2 daqiiqo markaa. Musqusha ka dib ah marna inta aan saxarada u fadhiyo waad mahadsan tihiin hada ka horna waa idinka codsaday iima soo jawaabina mar labaad waad mahadsan tihiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Shahwo iga timaado markaan musqusha galo?
« Reply #1 on: April 24, 2017, 02:58:01 PM »
Cilladaan horay ayaan u faahfaahinay ee akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2631.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waan naxaa markaan hawl aanan hore u qaban jirin qabanayo?

Started by Saleeban AxmedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6927
Last post October 05, 2015, 11:40:31 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan biyo badan cabo ilaa (750 ml) waxyar kadib kaadi baa iqabanaysa?

Started by Mohamed AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 18443
Last post September 04, 2016, 07:49:05 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 47795
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cunaha markaan cadayanayo xubuub adag oo ur leh ayaa iga soo baxa?

Started by AbumohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 116687
Last post May 16, 2010, 09:57:56 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan socdo waxaan dareemaa in uurjiifku uu dhaqaaqa joojiyo?

Started by Umu MohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9383
Last post February 12, 2016, 08:11:39 PM
by SomaliDoc