Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Shahwo iga timaado markaan musqusha galo?
(1/1)
King of the jungle:
Walaal waa idiin salaamay salaan ka dib waxaan ahay wiil xaasle ah oo nin dhalinyardii yara ah oo sodonkii aan gaarin walaal waxaa jirta oo aan jeclahay inaad iga sii saan fikirad markasta oo aan isticmaalo musqul qaasatan inta aan saxarada u fadhiyo ineey iga timaado shahwo mar walba kala nooc ah mar waa qafiif marna waa sidii shahwada caadiga aan naqaan mar mar way badan tahay mar marna waa yartahay waxaana isku arkaa marka aan xaaskaaga kala maqanahay maxaa sabab u ah arintaas caqabad xaga salaada ah ayaan ku qabaa maadama ay iga imaado 2 daqiiqo markaa. Musqusha ka dib ah marna inta aan saxarada u fadhiyo waad mahadsan tihiin hada ka horna waa idinka codsaday iima soo jawaabina mar labaad waad mahadsan tihiin
SomaliDoc:
Cilladaan horay ayaan u faahfaahinay ee akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2631.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version