Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Go'idda timaha (Alopecia)?

(1/1)

M. nadiif:
Dr   Arinkan aad kahadashy ee ah go ida timaha  ( aplecia)   Majiraan  daryeelo kale oo aan ka ahayn Berid iyo Drug oo timaha soo celinkara  ?   Maxad se igu latalin lahyd  ?

SomaliDoc:
Inta hadda la ogyahay, hadday timuhu daataan cillad cudur awgiis waxaa loo qaataa daawooyin ama inay tahay bidaar dabiici ah oo timaha la beerayo, fadlan la xiriir dhakhtar cudurrada maqaarrada si loo ogaado bidaartaada nuuca ay tahay.

Akhriso nuucyada bidaarta: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7624.0
Akhriso timo-beerista: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7624.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version