Author Topic: Su'aal: Dhunta cadadis kadremo qasatan in lay ceejinayo?  (Read 3221 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Nalka3803

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Dhunta cadadis kadremo qasatan in lay ceejinayo?
« on: February 13, 2017, 12:15:15 PM »
asc  somli doc wan idin salamay walala waxan rabaa talk Ku sabsan dhanka cafimad qasasatan  adinko mahadsan
waxan muda sanad ka hor isku arkay dhunta cadadis kadremo qasatan in lay ceejinayo  cml task sababta inan hadalki idhibo codkeyga isbadal Markan hadalaayo sidi sanqolki cml hadalkeyga usu badala hadan 30 second hadlo codkeyga sasu isku badal taas waxa is I sheer marka carabko tabardaro said dal had an second hadlo hadalkeyga LA fahmeynin ilen carabkiya culus qadikarin taas waxa is I sheer candhufta marar qar laqda idhibto Maria cunto cunayo way idhibeeh sababto ah carabki shaqadisa aad u year cuntadi carabka war war jiyo   mararka qar carbka in an dhaqajiyo dida  taas wax is I dheer indha double vision jogto  daal badan indha dhaqaq ma ogolo badan waxa taas is I dheer dal iyo tabardaro  jirka dhan xita awodi wayey in an saladi istag Ku tukado  fadhiya isaga tukada gacmah iyo ma I xajinkaraa awod malahan  taas wax is I dheer marakan said  tabardaro darema kadidama celinkaro qof awood leg kadi ceshteeh waxan gaber dhalinyaro ah 22 jir  waxan wadanka dhaqtar idhaho waxasa qabta dhaho wan wayey mid walabo waxu idhaha waxa qabtid malahan even  lectroladyaeyd normal wax jirka uqaboh malahan wadanka dibadisan aday  waxan utagay dhaqatar ki Maria usharxay  hypoyhriodsom IGA shakiyey   dhiga laygga qaday tyriodkeyga wa normal  baritan guud layga sameyey badan sida waxi muruq kushaqeynaa electrolyte sketch was OK  xitaa cuntada was OK cunta yari IMA heysa wan daldalaya badan awood majirto gabaraa ahay markaasa sasan noqonayey dhaqtar cunaha pressure kadaremaa ugu dhahey  endoscopy Ku sameyna  waxu IGA heley h.pyloric only  waxu iyiri reflex acid muscle voice wax garsiyey always contraction. sameynayan  gas Lee San Ku galay. dawo gasa qatay was did hopitl kalan tagay Mark an usharaxay cabashadi baritan ani dhan hormen thyriodka  wax walbo normal wax I xawiley dhaqtar gastrology dhaqtar badan endoscopy isameyeey baritan badan kadib baritan normal h.pyloric positive.  coloncopy wu isameyey dawo ISP qorey  h.pyloric Markan dhameyey dawo taas lix bilod ah Iso qorey wadan Ku so labatay dawadi nexum 20mg iyoGIT isoqrey lix bilood  kadin dawadi hady dhamatay sidi bishamaheyga tabar malahan cuntad xita ma celinkaran dhib walal qoralka badan kugu badiyeye rali ahow in an historiga dhameystirin Ku siyan raba




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Dhunta cadadis kadremo qasatan in lay ceejinayo?
« Reply #1 on: May 13, 2017, 08:04:21 PM »
Walaal alle ha ku caafiyo, cudurkane hakaa qaado.

Waxaan cabashadaada ka fahmay in aad culeys ka dareentid cunaha in lagu ceejinayo oo kale, codka oo xabeeb ku noqdo oo hadalka ku dhibo, aragga oo mararka qaar culeys ka dareentid oo dadka labolabo u aragtid iyo tabardarrii jirka oo idil ah khaasatan murqaha oo aadan wax qabsan karin, istaagga iyo socodka oo ku dhibo, neeftuur iyo caajis badan.

Intaas kadib waxaad martay baaritaannada tirada badan ee aad ku xustay qoraalka kore, kulligoodne waa negative oo waxba lagaama helin.

Intaas kadib waxa kaliya ee baaris ahaan kuu dhiman oo aadan sheegin waxaa ka mid ah baaris xagga neerfaha ah khaasatan surka iyo maskaxda iyadoo lagu saaro MRI si loo ogaado haddii lafaha qoorta ay cadaadis ku hayaan neerfaha dareenka siiyo dhuunta iyo murqaha jirka.

Haddii taasi ay negative noqoto oo wax lagaa waayo, waxaan kugula talin lahaa in quraan lagu saaro, sababtoo ah astaamaha aad sheegtay dad badan oo dareemay oo quraan ku daawoobay ayaa jiro oo jinni laga daaweeyay, waxaa dadkaas u sii dheeraa inta aad sheegtay welwel, fakar badan, xanaaq joogto iyo niyad jab.

Wixii kugu soo kordho oo caafimaadkaaga ah waad iigu soo gudbin kartaa halkaan, caafimaad baan kuu rajaynayaa.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: