Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Af-qurun neefta oo urta?

(1/1)

Farxaan Cabdi Faarax:
asc dhamaan dhakhaadiirta wll waxaan iga caawisaan xanuunkan oo in mudo ah i hayay waxaan lee yahay tonsile stones. marka wll afka  lagama arki karo hada ka hor waxaa la isaaray raaji waa laga dhax arkay cunaha dhaxdiisa mar labaad waxaa la ii diray tuubada la isku dhaadhiciyi balse wax dhib ah iimayna sheegin walina wax is badal ah ma hayo wll lakiin waan leeyahay dhagaxaanta qumanka in kastoo qumanku ayna ixanuunin bararna aysan lahayn dr.wll maxaad igula talin lahaydeen khayr allaha indin siiye thanks

SomaliDoc:
Haddii aad isku aragtay dhagaxaanta "tonsil stones" way keeni karaan af-urka, waana muhiim in aad la xiriirtaa dhakhtar ENT ah si lagaaga soo fago ama qalliin lagugu sameeyo.
Akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2601.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version