Author Topic: Fahmitaanka Xanuunnada Maskaxda  (Read 46742 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Fahmitaanka Xanuunnada Maskaxda
« on: March 07, 2008, 12:41:02 AM »
Waxaan jecelnahay inaan halkaan idinkugu soo gudbinno buug yar oo si kooban u sharxaya noocyada kala duwan ee xanuunnada maskaxda, waxyaalaha laga yaabo inay sababaan, calaamadaha iyo daawooyinka la heli karo. Waxuu kale eegayaa siyaabaha ay dadku isu caawin karaan, iyo meelaha ay ka heli karaan kaalmo iyo macluumaad.

Buugga waxaan u kala qeybin doonnaa ilaa 7 qeybood oo su'aal iyo jawaab ah annagoo ka jawaabi doonna su'aalahaan soo socda?

1- Waa maxay xanuun maskaxeed? AKHRISO
2- Sidee loo baaraa xanuunada maskaxda? AKHRISO
3- Noocyadee bay xanuunnada maskaxdu yeelan karaan? AKHRISO
4- Waa maxay sababaha keena maskax wareerku? AKHRISO
5- Sidee buu nidaamka caafimaadka maskaxdu u caawin karaa? AKHRISO
6- Maxay asxabtu iyo qaraabadu samayn karaan si ay kuu caawiyaan? AKHRISO
7- Sidee baan u hagaajin karaa caafimaadkayga xagga maskaxda? AKHRISO

Buug yarahan waxa qoray Gorge Stewart
Understanding Mental Illness
ISBN 1-874690-78-2
Markii ugu horeysay ay daabacday Mind 1993. dib loo eegay Mind 2001
Mind waa hay'ad khayri ah oo diiwaan gashan Lam. 219830
Mind (Ururka Qowmiga ah ee Caafimaadka Maskaxda)
15-19 Broadway, London E15 4BQ


Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Madax xanuun badan, xanaaq badan hadaan hurdo maskaxda wey shaqeeynee?

Started by AweisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 41561
Last post March 09, 2011, 10:28:48 PM
by SomaliDoc
Ha Isku Qaldin Jinniga, Sixirka, Isha iyo Cudurrada Maskaxda ku Dhaco!

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 41715
Last post July 05, 2015, 10:14:33 AM
by Darmaan123
Sidee baan u hagaajin karaa caafimaadkayga xagga maskaxda?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Maskaxda

Replies: 0
Views: 30634
Last post March 17, 2008, 06:18:55 PM
by SomaliDoc
Kolba-aariyada makeeni kartaa inay maskaxda waxyeesho?

Started by BarkhatBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 21013
Last post May 29, 2009, 08:18:27 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keena faaliga ku dhaca qaybta danbe ee maskaxda?

Started by QawdhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8310
Last post November 21, 2011, 10:05:19 PM
by SomaliDoc