Author Topic: Su'aal: Biyo bax xilliga ay sxaradu igu dhagto?  (Read 3551 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdikani7

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Biyo bax xilliga ay sxaradu igu dhagto?
« on: January 22, 2017, 12:44:14 PM »
Asc marka hore dictore wxan isku arkay marka ay saxaradu igu adkato oo an sorixayo in ay ka imadan xubinteyda tranka biyo maxa kena ?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Biyo bax xilliga ay sxaradu igu dhagto?
« Reply #1 on: May 06, 2017, 09:05:44 PM »
Halkaan ka akhriso waxa keeno in shahwo timaado markii aad saxarada jiiranaysid: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2631.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: