Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Biyo bax xilliga ay sxaradu igu dhagto?

(1/1)

Abdikani7:
Asc marka hore dictore wxan isku arkay marka ay saxaradu igu adkato oo an sorixayo in ay ka imadan xubinteyda tranka biyo maxa kena ?

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso waxa keeno in shahwo timaado markii aad saxarada jiiranaysid: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2631.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version