Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: VSD & Severe PV Stenosis?
(1/1)
Horujeed:
Asc wr Dr. Gabar yar oo aan aabe u ahay oo ah hal sano iyo bar jir ayaa waxaa laga soo sheegay in ay wadnaha cillad ka jirto. Computer ayaa la saaray waxaana laga helay laba cilladood oo kala ah:
1. Perimemranous VSD left to right shunt
2. Severe PV Stenosis
Marka waxaan u baahanahay talo caafimaad iyo waxa ay tahay in aan ku dhaqaaqo. Mahadsanid.
SomaliDoc:
Waa laba cilladood, waa mid duleel ku yaallo jidaarka wadnaha, midka kalane waa ciriiriyoobis xididada wadnaha mid ka mid ah, halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6265.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version