Author Topic: Su'aal: kaadida oo tifiq-tifiq iga imata markan foorarsado kadib xaajada suliga?  (Read 13512 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Dhool-yare

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Asc,salan kadib aad ayan idinkugu mahadcelina sida wanagsan ee ad noogu faa'iidesan marwalba aqoonta caafimadka, ilahay ha idinka ajarsiiyo, magacaygu wa Abdullahi Mohamed su'aashayda waxa waye: waxan isku arkay markan sookadiyo iskana soomeero kaadida kadib hadan foorarsado murqaha calooshana isgalan kaadi yar oo tifiq ah aya iga imaata wayna soconaysa tifiqadaas kullamaa aan foorarsado ama murqaha caloosha soolabman iyado aad moodo inay kaadi haysta la cadaadinayo! Hadaba wa maxay kaadida tifiq-tifiqda ah ee  markan foorarsado soobaxaysa?
Mahadsanidin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Waxay arintaani ka imaan kartaa laba mid: in kaadiheysta ay faarujismi la'dahay iyo in ibta iyo meesha kaadi haysta iska galaan oo dabacsan oo sidaa ku soo baxayso mar walbo oo aad cadaadiso, labadaas cilladood waxaa keeni kara waxyaabo kale oo badan, ka akhriso qoraal aan hadda ka hor uga hadalnay: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7542.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Baaritaan Caafimaad Kadib, Tuubadda Kaadi mareenka, Caabuq Xannuun ayaa Jira?

Started by AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 41817
Last post April 16, 2013, 01:40:49 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan biyo badan cabo ilaa (750 ml) waxyar kadib kaadi baa iqabanaysa?

Started by Mohamed AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 18447
Last post September 04, 2016, 07:49:05 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Sidee loo baabi'iyaa meelaha cad cad kadib markuu ruuxa caatoobo?

Started by HonestboyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 50533
Last post May 19, 2012, 12:50:12 PM
by SomaliDoc
Niyad Jabka Umusha Kadib (Post Natal Depression)

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Haweenka

Replies: 4
Views: 30504
Last post May 04, 2008, 06:19:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Dhuunta Oo ixanuunto Daqiiqado Kadib 'Dhuun Xanuun"

Started by HonestboyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 18317
Last post May 20, 2012, 04:57:15 PM
by Honestboy