Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: kaadida oo tifiq-tifiq iga imata markan foorarsado kadib xaajada suliga?
(1/1)
Dhool-yare:
Asc,salan kadib aad ayan idinkugu mahadcelina sida wanagsan ee ad noogu faa'iidesan marwalba aqoonta caafimadka, ilahay ha idinka ajarsiiyo, magacaygu wa Abdullahi Mohamed su'aashayda waxa waye: waxan isku arkay markan sookadiyo iskana soomeero kaadida kadib hadan foorarsado murqaha calooshana isgalan kaadi yar oo tifiq ah aya iga imaata wayna soconaysa tifiqadaas kullamaa aan foorarsado ama murqaha caloosha soolabman iyado aad moodo inay kaadi haysta la cadaadinayo! Hadaba wa maxay kaadida tifiq-tifiqda ah ee markan foorarsado soobaxaysa?
Mahadsanidin
SomaliDoc:
Waxay arintaani ka imaan kartaa laba mid: in kaadiheysta ay faarujismi la'dahay iyo in ibta iyo meesha kaadi haysta iska galaan oo dabacsan oo sidaa ku soo baxayso mar walbo oo aad cadaadiso, labadaas cilladood waxaa keeni kara waxyaabo kale oo badan, ka akhriso qoraal aan hadda ka hor uga hadalnay: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7542.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version