Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Sharoboyinka ?

(1/1)

Torayo:
Dhaqaatiirta badanaa marka aad u gayso cunug dhib ku qaba hurdada, ama cuntada oo uu san qaadan karin wuxuu so qoraa inta bdn sharoobooyinka hurdada oo marki cunuga la siiyo dhowr malin oo isku xigto uu jiifayo cunugii marka dre maxay side effect u  leeyihin ilmaha yar yari.

SomaliDoc:
Waxay ku xiran tahay sharoobada la siiyay nooceedaa, sababta loo siiyay iyo qadarta laga siiyay, markaas ayaa laga hadli karaa inay sax tahay iyo waxyeellada ka imaan karo.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version