Dhaqaatiirta badanaa marka aad u gayso cunug dhib ku qaba hurdada, ama cuntada oo uu san qaadan karin wuxuu so qoraa inta bdn sharoobooyinka hurdada oo marki cunuga la siiyo dhowr malin oo isku xigto uu jiifayo cunugii marka dre maxay side effect u leeyihin ilmaha yar yari.