Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaan isku arkay biyo-bax dagdag ah?
(1/1)
Saadik:
Asc dhaqatirta wepka, ilaahey ha idinka abaal mariyo shaqada u heysan umada somaliyed, hadi an u gudbo suasheyda waxan isku arky biya baxa dag daga (PE) daqtar ban u tagay wuxu i diray baritano comptr iyo hormone.
Resultka wuxu noqday hormone ka testestrone 2.09
Kan comptrkane wuxu dhahay varicocele aya jiro oo labada dhinac, cabirka vessels ka wuxu noqday right vessels measure 2.1mm, left dilated vessels show reflux during valsalva they measure 2.3mm .
Qaliin aya thy ayu igu dhahay daqtarka suasheydu waxa waye dhaqtarow cabirka saxda ee vessels ka qoraha waa meqo? Wax xanun eh na iguma heyso alxamdulilah cunug ne wuu i joogaa plz jawaabtiinu waa ii muhiim
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso qoraal aan uga hadalnay xanuunka Varicocele: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3852.0
Waxaa kaloo link-gaan ka akhrisataa waxayaabaha keeno biyo-baxa degdegga: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2121.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version