Author Topic: Su'aal: Dhiiga feyska soomalida ay u taqaan waa maxay?  (Read 4495 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Layla som

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal: Dhiiga feyska soomalida ay u taqaan waa maxay?
« on: January 26, 2017, 06:37:01 PM »
Asalaamu Caleykum Waraxmatulahi Wabarakaatuhu, 
salaan kadib,  Dhakhtar waxaa u baahnaa inaad iga tala bixiso, taasoo ah su'aasheeda.

cudurka loo yaqaan dhiiga feyska ama infection ka jirka ku dhaca, waxa keena iyo sidaa loo daweeyo adoo mahdsan.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Dhiiga feyska soomalida ay u taqaan waa maxay?
« Reply #1 on: May 01, 2017, 10:19:27 AM »
Halkaan ka akhriso qoraal aan uga hadalnay baaritaankaa, waxyaabhaa loo isticmaalo iyo khaladaadka ay bulshadu ka aaminsan tahay: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6001.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Waa maxay "Garguurato" ama "Uuryaal"?

Started by KamalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 67161
Last post May 22, 2009, 01:41:01 PM
by SomaliDoc
Waa maxay "Angina"?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 0
Views: 70323
Last post February 05, 2008, 07:56:57 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "Burseelku"?

Started by Ahmed_IndhayareBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 63132
Last post September 01, 2009, 02:23:15 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "gynecomastia"?

Started by AnassmBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 47697
Last post May 06, 2018, 01:17:25 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "Priapism"?

Started by Ahmed_CarabBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 45888
Last post January 22, 2019, 08:47:10 PM
by SomaliDoc