Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Dhiiga feyska soomalida ay u taqaan waa maxay?
(1/1)
Layla som:
Asalaamu Caleykum Waraxmatulahi Wabarakaatuhu,
salaan kadib, Dhakhtar waxaa u baahnaa inaad iga tala bixiso, taasoo ah su'aasheeda.
cudurka loo yaqaan dhiiga feyska ama infection ka jirka ku dhaca, waxa keena iyo sidaa loo daweeyo adoo mahdsan.
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso qoraal aan uga hadalnay baaritaankaa, waxyaabhaa loo isticmaalo iyo khaladaadka ay bulshadu ka aaminsan tahay: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6001.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version