Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Arimaha taranka raga la xiriira?

(1/1)

Ibracade281:
asc aqiyarta somalidoc aad ban idin salamay marka labaadna wad ku mahadsantihiin sida aad bulshada ugu shaqeneesan waxan raba inaan idin weydiiyo?

1- waxan dareema xanuun markaan saxarada jiiranyo ama pressure aan sameeyo xanuun dhanka gumaarka qeebta hoose ah iyo dhabarka dambe ?

2- waxan isku arka kaadida markan dhameyo oo aan suuliga kasoo baxo waxyar oo difiq yar kaadi ah baa iga imaanesa markan suliga kasoo baxo? .

3- mudo 2 sano iyo bar ah baan isku arki jiray shahwo iga imaata markan saxaroonayo hada mudo 2 bil ah iskuma aanan arkin anigo wax daawo ah qaadanin marka side wax u jiran maxan sameya?

SomaliDoc:
Astaamaha aad sheegtay oo idil waa cillad ku dhacda qanjirka bosotaatada, akhriso qoraalladaan:
1- Shahwada timaado xilliga saxarada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2631.0.html
2- Caabuqa qanjirka prostate-ka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2119.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version