Author Topic: Su'aal: Waxaa laygu qalay cunugii ugu horeeyay?  (Read 4920 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Zuuzuu

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaa laygu qalay cunugii ugu horeeyay?
« on: January 27, 2017, 11:53:54 PM »
Asc dr waxan ahay hoyo 23 jir ah waxa laygu qalay cunugeyga iigu horeyay wax jirana ma la igu qalin sababta qalinka ikenty waxa weye xanunka oo iga tan badiyay awged aniga aya dalbaday anigo cadi u dhali kara side iishegen dhaqatirta waliba 3mitir bis aya i harsaned fosha ayaa aad igu kululed 2days ayaan foolanayay alxd marka dr mar 2aad cadi ma u dhali karaa ilaa mudo intee ah ayaan uur ku qadi karaa cunugeygana naaska ma cabo wu iga diday sideese iskaaga ilaalin karaa oo caafimaadkana iigu wanagsan mida kle aan qabo waxa weye dr anigo intaa qalan calosha maxan ku yaren karaa oo dabici ah dhibna iiga imanen mesha qalan




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaa laygu qalay cunugii ugu horeeyay?
« Reply #1 on: May 12, 2017, 07:56:46 PM »
Haa, si caadi ah waad u dhali kartaa insha'llah, sababtoo ah sida aad tilmaantay ma jirto sabab aad ugu baahan kartid qalliin marka soo socdo.
Akhriso halkaan qoraal ku saabsan sababaha caafimaad ee qasabka ah in hooyada la qalo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5532.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Shahwadayda waxaa ku jiro kuus kuus?

Started by Ali2oBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 16470
Last post December 04, 2016, 10:32:07 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa igu yaallo buro "Fibroadenoma"?

Started by HabsaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 13015
Last post July 05, 2017, 01:34:23 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa dhuunta ilaa qoorta iiga yaal buur buur?

Started by XikmaawiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15424
Last post February 28, 2016, 01:40:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa dhib weyn igu haya dhareer afka ka yimaado marka aan seexdo?

Started by Haji2Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 61411
Last post December 05, 2015, 11:34:53 AM
by SomaliDoc
Su'aal: marka uu hargab ku dhaco oo uu qufaco waxaa dheecaan ka yimaado dhagta bidixda ah?

Started by DeeqcaliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14316
Last post November 01, 2011, 07:58:14 PM
by SomaliDoc